laga
Exemple din articole cu laga
- Iyadoo Soomaalida ku dhaqan |Magaalada Tiriboli habeenkii labaad ay u hooyanayaan dibadaha xilli walib qabow ba'ani uu jiro ayaa haddana waxaa ka hadlay sababaha keenay in Soomaalida guryahooda laga saaro Danjiraha Soomaaliya ee .
- Dhakhaatiirta Ka Howlagala Puntland oo Laga Codsaday inay Dabiibaan Dhaawacyada Ciidamada Dowlada Puntland (Riix halkan).
- Guddoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in hadalka sida uu u yiri iyo sida loo qaatay ay kala duwanaayeen waxaana uu meesha ka saaray jiriitanaka hadalkaasi isaga oo sheegay in hadalku u dhacaayey in dalka laga saaro dad gaar ah oo kusoo dhex .
- Xafiiskii QM iyo safaarado laga furayo Muqdisho.
- ... caruurta deggan degaanka Guban, si bilaash ah ayey ku dhigan doonaan School-ka, talaabadan ayaa ah talaabo dhinaca waxbarashada ah oo horey loo qaadey Sawiro muuqaal oo ah dugsiga sare ee geb boarding oo laga furay magaalada geb. ...
- Goobaha laga raaco Gaadiidka BL-ka ayaa ku aragnay qoysas fara badan oo Barakacaya, waxayna shegeen sababta ay u barakacayaan in ay tahay Cabsi ay ka qabaan Dhaarta dhinacyada isku haya Muqdisho Saxaafada isku marinayaan taasoo ah in ay .
- Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa Maanta Waxaa laga Xusay Todobaadka Naas nuujinta Dhalaanka, Waxaana Kulan Arrinkaasi looga Hadlayo uu ka dhacay Isbitaalka guud ee Magaalada gaalkacyo Xarunta Shirarka iyo Xafladaha .
- Sare Cabdullaahi Xasan Bariise oo xalay la hadlayay war baahinta ayaa ka digay in marka la gaaro Bisha Barakaysan ee Ramadaan aan la aqbali Karin in ay furnaadaan Maalintii goobaha wax laga cuno ama laga Cabbo.
Acest site este bazat pe Lexica © 2004-2024 Lucian Velea
Pe această pagină se găsesc și informații intermediate de Yahoo!